资讯
Garoowe (Faallo) — Maxamuud Shiddo, oo ka mid ah siyaasiyiinta Puntland, ayaa dhowaan bixiyay waraysi dhowr qeybood ka kooban ...
Dowladda Puntland oo baaritaan rasmi ah ku samaysay doonni siday dad laga shakiyay oo habeen ka hor lagu qabtay biyaha degaanka Bacaad ee gobolka Bari ayaa xaqiijisay in doonnida ay siday tahriibayaal ...
The President of the Federal Republic of Somalia, Dr Hassan Sheikh Mohamud, recently commended the importance… Sii akhri ...
Xukuumadda Puntland ayaa walaac xooggan ka muujisay hoos u dhaca ku yimid dhaqaalihii caalamku ku ka bijirey horumarinta adeegyada caafimaadka ee degaamada Puntland. Wasiirka wasaaradda caafimaadka ...
Ciidamada Puntland oo hawlgal ka sameeyay badda degaanka Bacaad ee gobolka Bari ayaa gacanta ku dhigay doonni siday haween iyo carruur u dhashay dalalka Suuriya, Yemen iyo Soomaaliya, kuwaasi oo ka ...
Madaxtooyada Puntland ayaa dhawaanahan riixaysa olole ku saabsan in meesha laga saaro qaar kamid ah xubnaha guddiga doorashooyinka PEC,oo ay ku jiraan mas’uuliyiinta ugu sarreeya guddigaasi.
Xukuumadda Madaxweyne Siciid Deni oo tan iyo bilowgii kacdoonkii Laascaanood sheegaysay in aysan marna qeyb ka noqon colaaddii SSC-khaatumo iyo Somaliland ayaa maanta markii u horraysay qiratay in ay ...
Xeer Ilaaliyaha guud ee SSC-khaatumo, Avv. Cabdillaahi Xirsi ayaa ka warbixiyay dilkii habeen hore magaalada Laascaanood loogu geystay khabiir amni, Faarax Caydiid Jaamac oo ku magac dheeraa (Bariis), ...
The SSCK administration has launched an investigation into the death of Jama Aidid, who was affiliated with the Ethiopian ...
Ciidamada difaaca Puntland oo maanta hawlgal xooggan ka fuliyay buuraha Calmiskaad ayaa firxadkii mileeshiyaadka Daacish ka sifeeyay togga Moqor, halkaasi oo ay ku dileen xubno ka tirsan kooxdaasi oo ...
一些您可能无法访问的结果已被隐去。
显示无法访问的结果