Taliyaha guud ee Ciidamada difaaca dowladda Puntland, Jeneraal Aadan Cabdi Xaashi oo ay hadal kooban ka soo xigatay VOA News ayaa ka warbixiyay duqeymihii ugu xoogganaa ee xalay lagu beegsaday ...
Warsaxaafadeed ka soo baxay dowladda Puntland ayaa lagu soo dhaweeyay duqeymaha Caawa ka dhacday buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari, kuwaasi oo lagu beegsaday Kooxaha Argagixisada ah ee Daacish.